Muuqaal: Haweeney Ninkeeda Ku Qabatay Isagoo Naag Kale Sariirta Kula Waxayna Jidadka Soo Marsiisay Iyadoo Qaawan

800
gabadh qaawan

Wargeyska Dailymail ee kasoo baxo dalka England ayaa jimcadii soo daabacay  muuqal yar oo dareen lahaa kaasoo laga dhex arkay  Haweeney jidka ku jiideyso gabark ale oo qaawan.

Dailmail ayaa sheegtay in gabdhaan oo ku nool dalka Brazil ay gurigeeda ugu soo gashay ninkeeda   oo sariirta la saaran gabar kale oo 20 jir  waxayna go’aasnatay inay iyadoo qaawan guriga kasoo saarto isla markaasna ay jidka soo mariso si ay u fadeexeyso.

Faahfaahinta kasoo baxeyso ayaa sheegeyso in  haweneydaan ay midaan kale ay ka jartay timaha ka hor inta aysan booliska meesha soo gaarin oo gacanta lagu dhigin.

Haddaba hoos ka daawo muuqaalkaa sheekadaan