Suldaan Habaar magaciisaa inagaga filan wuxuu yahayba By: Abdi Mustafe

410

Suldaan habaar in aannu caadi ahayn wuxuu ka soo hor jeestay ZAADka Somaliland oo dhami u damqatay oo uu weliba aflagaadeeyey shirkada Telesom iisaga oo qadar lacaga ka soo qaatay ganacsato kale oo la wada garanayo.

Hadaba
Suldaan Habaar maaha suldaanka la moodo ee wuxuu ahaa day-day ka horna foosta riix ayuu meel tuula ah ka ahaa. Jifadiisu waa kuwii iyana dhawaan bedelay ee suldaan kale doortay. Suldaan Habaar waa ninka mishkilada Tiyaatarka Hargiesa dhigay ee ku heysta ninka maal qabeenka ah. Hadaan hoos u sii socdo aniga oo aqoon dheer u le wuxuu magaca HABAAR ka soo raacay isaga oo miyiga jooga ayuu aabihii gudin garabka kaga dhuftay dabeed waagaa ayaa habaar loo bixiyey oo waalidkii ayaa habaaray.

Suldaan maaha ee isaga ayaa isu cumaamaday cid uu metelaana ma jirto oo waa ninkaa daadku sito ee hunguriga la meeraysanaya  hase yeeshee sidan uu u socdo wuxuu ku danbayn doonaa jailka mandheera si dhibaatadiisa ummadu uuga raysato. Isku soo xoori Suldaan Habaar waa nin waalidkii habaaray oo ayaayo malaha suldaana ma noqon karo cidina may dooran.

Email:Abmustafe123@gmail.com