Daawo Yurub Geenyo Ku Ruxday Muqdisho Heestay U Qaaday

755
yurub geenyo oo xamar ruxday

Fanaanada caanka ah ee Yurub Maxamed Cabdi “GEENYO” ayaa ku qabatay Muqdisho show aad u balaadhan oo ay ku wehelinayeen fanaaniinta muqdisho sida Dayax Dalnuurshe iyo Maxamed Tobanle iyo qaar kale oo badan, iyadoo showgaas ay usoo wada baxeen shacab weyne aad u fara badan oo madax dawlada ka mid ah ku jireen.