Boqorka Beesha Suber Awal Oo Ku Hanjabey Hadii Muuse Biixi Ay Beesha Habar Jeclo Qasab Ku Dooran Weydo In Ay Hargeysa Ka Qaxi Doonaan + [Muuqaal]

525

Hargeysa (wardoonnews):- Boqor Badow oo ka mid ah madax dhaqameedka Beesha Suber awal ayaanwaxaa uu beesha bariga Burco (Habar Jeclo ) ugu hanjabey in ay qasab ku doortaan Musharax Muuse Biixi oo ka soo jeeda beesha Suber Awal Boqor Buurmadow ayaa waxaa uu sheegay hadii ay beesha Habar Jeclo ay qasab ku dooran weydo Muuse Biixi ay aan Hargeysa la wada Joogi doonin oo ay ka saari doonan , habeena aanay Hargeysa seexan doonin

Sidoo kale Boqor Buurmadow ayaa waxaa uu hadalo xanaf leh ku ganag beeshaas isaga oo ku hadlaya afka beesha Suber Awal