Daawo Madaxweynihii Hore Ee Somaliya Sheekh Shariif Oo Eedeymo Culus U Soo Jeediyey Madaxweyne Xassan Sheekh

143

Madaxweynihii hore ee dalka Somaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxaa uu eedeymihii ugu cuslaa u soo jeediyey madaxweynaha Somaliya Xassan Sheekh Maxamuud. Muddane Sheekh Shariif waxaa uu Xassan Sheekh Maxamuud Ku Eedeyey Masuul hantidii qaranku lahaa si bilaa xisab ah jeebka ugu shubanaya.

Sidoo kale Sheekh Shariif waxaa u sheegay in ay u cadahay in uu noqon doono madaxweyne cusub ee dalka Somaliya isla markaana sheekh Shariif Bedeli Doona

Halkan ka daawo Muuqaalka