Daawo: taariikh nololeedka madaxwaynaha cusub ee Somalia farmaajo.

395
madaxwaynaha somalia farmajo

Moqdisho (wardoonnews):- Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa loo doortay inuu noqdo madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, kadib markii uu ka adkaaday Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed.

Waxaana aanu halkan idinku soo gudbin doona Taarikh nolaleedka madaxweynaha cusub ee Somaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo .

Muddane Farmaajo Waxaa uu ku dhashey magaalada Moqdisho sanadkii 1962 waana aabo dhalay afar caruur ah oo laba ay yahiin wiilal labana ay yahiin gabdhood waxaana u dhaxdey Haweenay lagu magacaabo Saynab Cabdi Macalin.

Halkan hoose ka daawo