La taliyaha madaxwayne Siilaanyo oo sheegay in Habarjeclo dalka u tashatay marka doorashada dalka la gaadho

411

Lataliyaha madaxwaynaha Somaliland mudane Cabdilaahi Jawaan, aya sheegay in beesha habarjeclo ku fashilantay hagida iyo u diyaar garawga doorashada dalka ka qabsoomi doonta.

Lataliyuhu wuxuu sheegay in dalka qabyaalad xuni ka socoto halka beelaha habarjeclo isku aruursaday ay dalka ku wadan qabyaalad qaawan oo ay nus danbeed isugu magacaawen dhawr nin oo habarjeclo ah.

Haddaba halkan hoose ka daawo: