Tobanka Oktober ee sanadkan 2017 oo doorashada la qaban doono

308

Kulan ay isugu yimadeen saddexda xisbi e Somaliland oo ay weheliyaan golaha doorooshayinku iyo golaha wasiirada xukuumada Somaliland iyo madaxweyne Siilaanyo in doorashada madaxtinimada la qabto doorashada Somaliland iyadoo sanad ka dibna loo qoondeeyay in dooroshooyinka golaha deegaanka iyagana la qabto.