Daawo::Goobta Maalin Kasta Lagu Dilo Masaska Ugu Badan Caalamka , Halka Ay Ku Taalo Iyo Sababta Masaska Loo Dilaayo

629
mas

Hargeysa (wardoonnews):- Tuulada sirobong ee dalka Indonesia shaqaalaha warshad ku taal waxay dilayaan kumanaan masas ah oo la dhaqay ka dibna waxay ka saarayaan haraga iyagoo ugu horayn maska ka dilaya madaxa dabeetana afka u gelinaya tuubo dheer oo biyo iyo hawo ku furaya ilaa uu ka noqdo sida buufimaha caruurtu afuufto oo kale.

Waxaana sidaasi loogu sameyanaaya masaskan sidii looga sameyn lahaa haragiisa Shandado , Kabo iyo Dhar kuwaas oo qiimahoodu qali yahay